Waqtiga Cadceedda Dhabta ah, Sundial Wareega

Waqtiga Cadceedda Dhabta ah, Sundial Wareega

sundial halkan
Sacadu intay tahay degmadada, Wakhtiga qoraxda ee degmadaada, Latitude, Longitude, Ka harsan inta qoraxdu ka dhacaso, Ka harsan inta qoraxdu kaso baxaso, Dhererka malinta, Dhererka habenka

Waxaan dhisnay nidam nooc cusub ah, oo ku siineysa Waqtiga qoraxda gaar ahaaneed ah oo ku saabsan degaankaga,
adduunka oo dhan buu ka shaqeeyaa internet-ka taleefankaaga iyo kombiyuutarka haddii goobaha meelaynta GPS ay furantahay.

Waa naadir in waqtiga qoraxda oo saxda ah iyo waqtigaaga deegaanka uu isku mid yahay.

qorrax dhaca, waqtiga qoraxda oo dhabta ah ee degaankaga iyo tirinta waqtiga ilaa qorrax-dhaca iyo soo baxa qorraxda ayad ka helee webkan - Waqtiga qoraxda oo run ah ayad la socon kartaa.

Faa'iidooyinka inad la’socotid wakhtiga saxda ah:

Safar khaas ku ah: Marka aad wadan kale u safarto maalinta, galab ama habeenka, waxaad u adeegsan kartaa “Sundial Timer” si aad u fiiriso inta ka harsan waqtiga qorrax-dhaca ama qorrax-soo-baxa.
Waxa kale oo aad arki kartaa dhererka habeenka ama maalinta taasina waxay kaa caawinaysaa qorsheynta jadwalkaaga jiifka illaa duulista xigta.

Dalxiisayaasha: Sundial way fududayn in la hubiyo waqtiga dhegaakaad joogtid iyo waqtiga qoraxda oo dhabta ah haddii aad jeceshahay inaad qorrax qaadatid
ka ilaali naftaada ama carruurta shucaaca.

Sawirada qaadayaasha: Waxaad qorsheyn kartaa goorta aad joogtid meesha saxda ah si aad u hesho sawirada ugufiican ee qorraxda, qorrax dhaca iyo qorrax-soo-baxa.

Kaluumeyste: Wakhtiga ugu wanaagsan ee la’kaluumeysan karo waa qorrax dhaca iyo qorax-soo-baxa, “Sundial timer” waxaad hubin kartaa wakhtiga dhabta ah si’aad u joogtid meesha saxda ah.

Hikers: Waad arki kartaa inta waqti ka harsan ilaa qorrax dhaca si aad u hubiso inaad gurigaaga nabad u hesho mugdiga ka hor.

Ugaarsadeyaasha: Xayawaanku inta badan waxay soo baxaan fiidkii iyo waaberiga

Kuwa jecel: Waxaad u kaxaysan kartaa qofka aad jeceshahay si uu u arko qorrax dhaca waqtiga qoraxda waxaad ku hubin kartaa inta kuugu hartay “Sundial timer”

Diin: Qofka diintisa darted waxaa mihiim ah in la’ogaado wakhtiga dhabta ah ee qorrax dhaca ama qorrax-soo-baxa saladaha iyo soomka dartii.

Dadka darteed: “Sundial timer” wuxuu u oggolaanayaa dhammaan dadka ku nool koonfurta ama qaybaha waqooyiga ee adduunka inay eegaan dhererka habeenka iyo maalinta.
Wadamada leh waqtiga badbaadinta iftiinka maalinlaha ah, waxaa jira wax ka badan saacad in ka badan waqtiga maxaliga ah iyo waqtiga qoraxda oo dhabta ah.

Tijaabi Sundial-ka waqtiga dhabta ah

Waqtiga Cadceedda Dhabta ah, Sundial Wareega Info

Tarjumaadaha luqadda iyo ogeysiinta qaladka!

Khibradaha adeegsadaha Waqtiga Cadceedda Dhabta ah, Sundial Wareega

Waqtiga Cadceedda Dhabta ah, Sundial Wareega bogga hoyga

Dayax ha loo daayo

Tijaabi Sundial-ka waqtiga dhabta ah
Sacadu intay tahay degmadada, Wakhtiga qoraxda ee degmadaada, Latitude, Longitude, Ka harsan inta qoraxdu ka dhacaso, Ka harsan inta qoraxdu kaso baxaso, Dhererka malinta, Dhererka habenka

In kabadan saac waa kala duwanaansho udhaxeysa waqtiga maxalliga ah iyo waqtiga qoraxda oo dhabta ah maxaa yeelay waqtiga badbaadada iftiinka maalinka.